Xikmaddii Pro: Maxamed Cusmaan Jawaari (AHUN)

Xikmaddii Pro: Maxamed Cusmaan Jawaari (AHUN)

Xaajada mar waa loo goleeyaa marna waa loo guuraa

Mar xaajada waa loo goleeyaa oo dadka iyagaa la dhex dhigaa oo waxaa layidhaahdaa maxaad kaqabtaan.

Marna xaajada waa loo guuraa oo waa marka aad ogtahay in aanay talada kuheshiinayn oo inta go'aan laqaato ayaa layidhaahdaa sidaa waa inaad yeeshaan.

Comments

Popular posts from this blog

Freelance

What is Albinism?

Ego