Posts

Showing posts from September, 2025

Xikmaddii Pro: Maxamed Cusmaan Jawaari (AHUN)

Xikmaddii Pro: Maxamed Cusmaan Jawaari (AHUN) Xaajada mar waa loo goleeyaa marna waa loo guuraa Mar xaajada waa loo goleeyaa oo dadka iyagaa la dhex dhigaa oo waxaa layidhaahdaa maxaad kaqabtaan. Marna xaajada waa loo guuraa oo waa marka aad ogtahay in aanay talada kuheshiinayn oo inta go'aan laqaato ayaa layidhaahdaa sidaa waa inaad yeeshaan.

Muuqaal Xikmaddii Pro: Maxamed Cusmaan Jawaari (AHUN)